Ciidamada Xasilinta Muqdisho oo Fashiliyay Qaraxyo la diyaariyay & Dadkii fulin lahaa oo…

Wararka naga soo gaaraya Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir ayaa ku waramaya in halkaasi lagu qabtay Gaari ay saaran yihiin hub aad u badan.

Ciidamada xasilinta Magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay in ay gaarigaan ku qabtaan xaafada buula xuubeey degmada wadajir waxaana sidoo kale la qabtay ragii watay gaariga iyo hubka.

Gaariga hubka lagu qabtay ayaa ahaa nuuca raaxda Ee yar yarka waxaana la ogayn ilaa hadana waxa uu hubkaasi ahaa iyo Cida wadatay.

Saraakiisha amaanka ayaa xaqiijiyay in la qabtay gaariga hubka siday baaritaanana ay Ku socdaan dhawaan gaarigaas iyo ragi la socday.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay