Ciidamada Puntland oo Weerar ku ah Kooxda Daacish ee ku sugan Gobolka Bari

Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in ay jiraan ciidamo Puntland ah oo  ka amba baxay Magaalada kuwaasi oo la sheegay inay ku wajahan yihiin saldhigyo kooxda Daacish ay leeyihiin.

Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in ciidamo si weyn u abaabulan ay ku baxeen dagaalamayaal Daacish ka tirsan oo meel ku dhow Qandala dhaq dhaqaaqya ka sameenaya.

Saraakiisha aya sheegaya in Daacishta hadda la bartilmaamaysanayo ay yihiin kuwii Kurka ka jaray askar ka tirsan Puntland.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)