WAREYSIYADA

Daawo vedio”Dowladda Sacuudiga oo Xayiraadda ka qaaday Xoolaha Soomaaliya

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya dadaal dheer ka dib ay ku

Continue Reading »

Qeybta WAREYSIYADA

Dhageyso”Khayre oo ku dhawaaqay magaalada lagu qabanayo doorashada GALMUDUG

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay in doorashada madaxweyne iyo mida baarlamaan ee Galmudug lagu qabanayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka

Continue Reading »

WAREYSIYADA Archives

SAWIRO”Wafdi gaaray Magalada Cadaado oo Madaxweyne Xaaf la kulmay
- Jun 25, 2019
Wafdi uu hogagaminayo Wasiiru Dowlaha Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Axmed Qoor, Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale ayaa Maanta waxaa ay gaareen Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga ayaa ...
Dhageyso:-Soomaaliland oo ka hadashay kulanka Nairobi xili soo baxayaan warar shegaayo…
- Jun 25, 2019
Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa la filayaa in Maanta oo Talaado ah  ay ku kulmaan Wakiilo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland,kulamadaas oo horudhac u ...
Dhageyso:-Yuusuf Dabageed oo ka bad baaday isku day dil sida oo goor dhow oo sheegay…
- Jun 24, 2019
Guddoomiyihii Maamulka gobolka Hiiraan ee uu dhawaan xilka ka qaaday Madaxweyne Waare xilkaasi diiday Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in markii saddexaad uu ka badbaaday dil qorsheysan. Shir Jaraa’id uu ...
Daawo:Dil argagax leh oo magaalada Muqdisho loogu geystay wiil yar kadibna lagala baxay…
- Jun 24, 2019
Dadka Deegaanka ayaa aad u hadal haya sida ay wax udhaceen,taas oo ka dhalatay markii wiil muddo 15 Cisho la weysanaa hadda la helay isagoo xubnaha jirkiisa qaar lala baxay. Ciidul ...
DAAWO VEDIO”Madaxweyne Farmaajo : Waxaan rabnaa dowlad dhexe oo xoog badan Sidoo kale Waxaana Uu ka Hadlay Arimaha Siyaasada
- Jun 24, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay xaflad qalin jabin ah oo loo qabtay ardayda jaamacadda ummadda ayaa ka hadlay arrimaha siyaasadda dalka ka taagan, gaar ahaan isfaham darada ...
DHAGEYSO:Ganacsade Mareekanka oo diinta kirista ku faafinaaye Somaliland oo haatan la tarxiilaayo
- Jun 24, 2019
Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday in deegaanada Maamulkaas laga musaafuriyay Nin u dhashay dalka mareykanka,kaas oo mudo kadib la ogaaday in uu faafinayay Diinta Kirishtanka. Isu-duwaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ...
SAWIRO”Wasaaradda Qorsheynta oo Shir ku qabatay Muqdisho
- Jun 23, 2019
Wasaaradda qorsheynta Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta kulan wada tashi ah oo ku saabsan horumarinta Dalka kula yeelatay Ganacsatada Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho. Kulankan wada-tashiga ah ee ku aaddan wareegga Labaad, qorshahiisa Sagaalaad ...
DHAGEYSO: Guddoomiye Mursal Oo Amar Ku Bixiyay Tallaabo Sharci Ah Laga Qaado Xildhibaanada Fasax La’aanka Ku Maqan
- Jun 22, 2019
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa uu xeer Nidaamiyayaasha Golaha shacabka amray inay Guddiga Ansaxa ku wareejiyaan liisaska Xildhibaanada fasax la’aanta uga maqan kulamada Golaha Shacabka. Guddoomiye ...

Next Page »
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com