WARARKA

Jabuuti Oo Hal Milyan Dollar Farta Ka Saartay Soomaaliya & Kheyre Oo Sheegay In Lacagtaasi…

Dawlada Jabuuti oo Walaal dhab ah u ah Soomaaliya ayaa waxay maanta ku wareejisey Soomaaliya Lacag Dhan Hal Milyan oo Dollarka Mareykanka ah. Deeqdaan Lacageed

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

Dhageyso: Duqa Muqdisho Oo Arin Dhaawac Ku Ah Diinta Islaamka Faraha Kula Jira & Digniino La Bixinayo

Badweyn.com ayaa xog ku Heshay in Safarkii uu dhawaan ku tegay Magaalada Rome Ee Caasimada Dalka Talyaaniga Duqa Muqdisho Thabit Cabdi uu ahaa mid saameyn

Continue Reading »

WARARKA Archives

DHAGEYSO: Jawaari Oo Jeebka Gacanta Geliyey & Xildhibaanada Hawiye Oo Ballanta Uga Baxay Farmaajo
- Nov 20, 2017
Mooshinka laga keenayo Jawaari ayaa ah mid Siyaasad la xiriira oo Dawlada Madaxdeeda soo banaan bixiyey khilaaf hor leh oo cagaha lasii galay Hay'ado kala duwan. Xildhibaano dhowr ah oo Beesha ...
DHAGEYSO: Maxkamada Sare Ee Soomaaliya Oo La Saaray Cunuqabateyn Shaqo & Xog La Ogaaday
- Nov 20, 2017
Maxkamada Sare Ee Dalka ayaa laga dhigay mid cunuqabateyn Shaqo La saaray,waxaana taasi la helay Xog ay ku ogaatay Badweyn.com markii La sheegay in Garsoorka Dalka yihiin mid jilicsan. Xafiiska Madaxweynaha ...
DEG DEG: Rabshado Ka Bilowday Waddanka Kenya & Dadka Oo Xasuusanaya Sanadkii 2007-dii
- Nov 20, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Kisumu Ee Dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in rabshado ay ka bilowdeen Duhurnimadii Halkaasi. Gaadiidka ayaa miraayado laga jajabiyey,Saxmad badan ayaa magaaladaasi ka jirto oo dadka ...
LAMA FILAAN Dhageyso: Wasiir Isloow Oo Booskiisa Ku Badelaya Siyaasi Caan Ah & Agoon Yar Oo Shireysa
- Nov 20, 2017
Beesha Abgaal ayaa waxay kulan ka leeyihiin sida laga yeelayo Wasiirka Beesha kasoo aadaya gaar ahaan Jufada agoon yar oo la isku garbinaayo. Xog badweyn.com heshay ayaa sheegaya in Kulanka la ...
CADEYN: Dawlada Hindiya Oo La Ogaaday Inay Xiriir La Leedahay Shabaabka Soomaaliya
- Nov 20, 2017
Qaramada Midoobey ayaa Sharikad fadhigeedu yahay dalka Hindiya ku eedeysay in ay sameyso waxyaabaha qarxa ee inta badan lagu fuliyo weerarrada ka dhaca Soomaaliya. Kooxda dabagalka waxaa ay sheegtay in qaraxyadii ...
DAAWO VIDEO: Feysal Cali Waraabe Oo Go’aan La Fileyn Ka Qaatay Doorashadii Somaliland
- Nov 20, 2017
Mar uu Feysal Cali Waraabe Doorashadii ka dhacday Deegaanada Soomaaliland ka hadlay ayaa waxa uu qaabka Xun ay Xisbiga Kulmiye ula dhaqmayaan dadka Soomaaliland sheegay in aan loo dulqaadan doonin. Waxa shir jaraa'id ...
Taliyaha Xoogga Dalka C/weli Gorod Oo Ku Ashqaraaray Saldhiga Turkiga Ee Muqdisho [SAWIRRO]
- Nov 20, 2017
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Cabduweli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka socdo tababar tayo sare leh oo la siinayo ciidamo gaaraya ...
Ilaalada M/weyne Kuxigeenka HirShabelle Oo Lagu Laayey Duleedka Balcad & Shabaab Oo Sheegtay
- Nov 20, 2017
Ciidanka Dawlada ayaa Saaka Aroortii lagu weeraray Deegaan ku dhaw Balcad oo ay kasoo baxeen Degmadaasi,waxaana jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay dagaalkaasi. Al Shabaab ayaa sheegtay Mas'uuliyada weerarkaasi waxaana ...

« Previous PageNext Page »