WARARKA

XOG: Sanbalooshe oo Meel aan laga fileyn ka soo Muuqday ka dib Kiiskii Qalbi dhagax

Agaasimihii xilka laga qaaday ee Haya’dda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ku biiray siyaasiyiinta mucaaradka ee ka horjeeda dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Sanbaloolshe

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo Sabab u ah in aan wali la dilin Askarigii dilay Wasiir Siraaji

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa laga soo doortay deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan gaar ah ka yeeshay Xukunkii dilka ahaa

Continue Reading »

WARARKA Archives

XOG WARAN: Beesha Caalamka, Dowladaha Deriska & Labo Koox kale oo Somalia Hortaagan
- Nov 25, 2017
Walaalayaal, rajada aan ka leenahay inaan dib u helno dawlad Soomaaliyeed oo taladeeda iyo go’aankeeda Soomaali leedahay aad bay u yar tahay mustaqbalka dhowhaddii aan laga tashanin arriimahan soo socda; BEESHA CAALAMKA; waa cadowga koowaad ...
XOG: Xildhibaano Qaran oo Fadeexad lagu helay & Mucaaradka Farmaajo oo Xalay kulmay
- Nov 25, 2017
Xog gaara oo ay heshay Baahin ayaa sheegeysa in Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Xisbiga Damu-Jadiid ay xalay kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxayna qorshe halis ah ugu dageen Dowlada ...
FADEEXO: Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka oo Gabar Kufsaday & Farmaajo oo Fara geliyay
- Nov 25, 2017
Waxaa soo ifbaxya warar sheegaya in Xildhibaan Abdishakur ali mire ay soo wajahday Fadeexad ku saabsan Kufsi. Sabaax oo ah gabadh ka tirsaneed olalalihi doorashada Madaxweyne Framaajo ayaa ku eedeysay ...
XOG: Itoobiya oo Hubkii ugu Badnaa soo galisay Somalia & Balantii Farmaajo oo la Burburiyay
- Nov 25, 2017
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Wakaalada Baahin.com u sheegay in Dowlada Itoobiya ay Hub fara badan ku wareejisay maamulka Ahlu sunna ee uu hoggaamiyo Sheekh Maxamed Shaakir. Hubkan oo isugu ...
XOG: Madaxweyne Farmaajo oo Aqbalay in xilka laga qaado Ra’iisul wasaare Kheyre iyo warar kale shegaayo
- Nov 25, 2017
Xog hoose oo ay heshay wakaalada Warqaad.com ayaa sheegeysa in safarkii Madaxweyne Farmaajo uu ku tagay dalka Imaaraadka ay suurta gal tahay inuu soo gaba gabeeyo waayaha kooban ee Ra’iisul ...
Dagaalyahanadii ugu Badnaa Al shabaab oo soo Buux dhaafiyay deegaanada Galmudug & Sababta oo la ogaaday
- Nov 25, 2017
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Degaanada Maamulkaasi ay soo buux dhaafiyeen Dagaalameyaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab,waxaana ay sheegeen in ay diyaariyeen Ciidamo ka tirsan Galmudug oo la dagaalama Al-shabaab. Wasiir Kuxigeenka ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Maanta Khudbad Xasaasi Ah Ka Jeedinaya Golaha Shacabka
- Nov 25, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud ayaa Maanta lagu wadaa inuu ka qeyb galo Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka islamarkaana uu Khudbad ka horjeediyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Maxamed Cali Xaamud Guddoomiyaha Baarlamaanka ...
Dhageyso: Isbedallo Degdeg Ah Oo Lagu Sameynayo Ciidanka DFS Ee Jooga Hirshabelle
- Nov 25, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ay isbadal ku sameynayaan Ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Hiiraan. Waxa uu sheegay in iyaga oo kaashanaya Wasaarada gaashaandhiga Soomaaliya in ...

Next Page »