WARARKA MAANTA

Hadal Farxad leh oo lagu Go’aamiyay xarunta Xalane iyo Mukhtaar Rooboow oo Baydhabo…

Warar aan heleyno ayaa sheegaya in shir Xasaasi ah oo looga hadlayay xariga Roobow iyo xiisaddii ka jirtay magaalada Baydhabo uu ka dhacay xarunta Xalane

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

Dhageyso:-Farmaajo iyo Kheyre “Masuulka Ka Ah Dalka Ayaa Qabtay Mukhtaar Rooboow Anaga Lug Kuma Lihin”waxaa sidaas Yiri…

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay Xariga Sheekh Muthtaar Roobow,kaasi oo laba maalin kahor laga soo xiray

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

DAAWO:Siyaasiga Faarax Macalin Oo Is Bar-bar Dhig Ku Sameyay Mukhtaar Robow Iyo Sheikh Shariif Sh Axmed
- Dec 16, 2018
Siyaasiga Faarax Macalin ayaa markii ugu horeysay meel fagaaraha is bar-bar dhig ku sameyay Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo horay usoo noqday hogaamiye ku xigeenkii kooxda Al.shabaab iyo Madaxweynihii hore ...
XOG Cusub:Maxaa ka jira in Guddoomiye Mursal ay heysato Kud ka guur oo Qanjo u guur..?
- Dec 16, 2018
Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Max’ed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa la sheegay inuu wali ku jiro xaalad go’doon oo la mid ah tii uu uga soo baxay hoygiisa Madaxtooyada. Mursal ayaa sheegay in ...
Maxay ka dhigan tahay Khudbad jeedinta Maanta ee Musharixiinta Koofur Galbeed ?
- Dec 16, 2018
Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka dhaceysa Jeedinta Khudbadaha Musharixiinta Koofur Galbeed, iyadoo seddexdii maalin ee lasoo dhaafay xaalada magaalada ay kacsaneyd. Ilaa seddex Musharax ayaa maanta jeedin doonta ...
DAAWO:“Dad doonaya inay helaan wax Mushaarkooda ka badan ayaa qeylinaya loomana hayo”
- Dec 16, 2018
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka ee taageersan madaxweynaha Soomaaliya ayaa muujiyay sida ay kaga xun yihiin mooshinka laga gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaan Ubax Tahliil ayaa sheegtay in xildhibaanada qaar ay is ...
Doorashada madaxweyne ee K/Galbeed oo maanta galaysa weji muhiim ah
- Dec 16, 2018
Doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo dhaceysa 19-ka bishan ayaa maanta galaysa weji muhiim ah, kadib qoraal kasoo baxay guddiga doorashada. Saddex ka mid ah lixda murashax ee u taagan jegada ...
Shirkii jaraa’id ee Mursal oo hal farriin oo muhiim ah
- Dec 16, 2018
Gudoomiyaga Golaha Shacabka ee dowladda Federal-ka ah Mudane Maxamed Mursal Shikeh Cabdiraxmaan ayaa shalay shir jaraa’id ku qabtay Hotel Shabeel oo uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho isaga oo qodobo ...
Baydhabo waxay u baahan tahay badbaado!
- Dec 16, 2018
Magaalada Baydhabo ee ah xarunta maamulka Koofor Galbeed (KG) ee Soomaaliya, waxaa ka socda rabshado ka dhashay tallaabadii ay ciidamda Itoobiya ku xireen kaddibna ugu gacan galiyeen dawladda Federaalka ah ...
DHAGEYSO: Wararkii Ugu Danbeyay ee Caawa Naga Soo Gaaray Somalia Iyo Caalamka Maxa Kamid ah…
- Dec 15, 2018
Akhristayaasha ku xiran wakaalada Badweyn.com waxa halkanidiin kugu soo gudbineyna wararkii ugu danbeyay ee naga soo gaaray muqdisho,gobalada Somalia iyo caalamka intiisa kale oo ay ku jiraan qodoba xasaasi ah.

Next Page »
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com