Featured

Dhageyso”Xildhibaanada labadda Aqal oo War kasoo saaray dadkii lagu dilay Gaalkacyo

Xildhibaanada labadda Gole ee baarlamaanka Soomaaliya ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa codsaday in si deg deg ah baaritaano loogu sameeyo dadkii lagu dilay

Continue Reading »

Qeybta Featured

Maxay ku heshiin karaan Soomaaliya iyo Soomaaliland? ‘Warbixin Xasaasiya ‘

Mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa mar walba ku celiya inay diyaar u yihiin sidii ay miiska wadahadalka ula fariisan lahaayeen Soomaaliland, halka madaxda jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu

Continue Reading »

Featured Archives

Somaliland oo diiday Qorshe Ay Farmaajo iyo Abiy kutagi Lahaayeen Hargeysa
- May 6, 2019
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in ‘Soomaaliland ay khasaarisay fursad dahabi ah’. Intii ay jirtay dowladda federaalka ee uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi ...
DAAWO: Qaladaadkii Hab Maamuuska ee ka dhashay Soo dhoweyntii Madaxweyne Farmaajo
- May 5, 2019
Soo dhaweynti Safarkii maanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya uu ku tagay magaalada Garowe ayaa waxaa ka dhashay qaladaad Hab-maamuus, sida la dheehan karay muuqaalada waxaa sababteeda lahaa Ra’iisul ...
10 eedaysane oo Makamadda lasoo taagay kiiskii Caa’isha Ilyaas..
- May 4, 2019
magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa saakay maxkamadd la horkeenay 10 eedeysane oo loo heysto in ay ka dambeeyeen dilkii iyo kufsigii marxuum Caa’isho Ilyaas loogu geystay Magaalada Gaalkacyo. Fagaaraha ...
Ugu yaraan 100 qof oo lagu dilay qaraxyo ka dhacay kaniisado iyo hoteello ku yaal dalka Sri Lanka
- Apr 21, 2019
Ugu yaraan 100 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmeen qaraxyo ka dhacay kaniisado iyo iyo hoteello ku yaal dalka Sri Lanka. Ilaa lix ...
AKHRISO: Qaabkii Awooda Looga Tuuray Madaxweyne Al-bashiir…….
- Apr 11, 2019
Telefishinka Al-Jazeera qeybta Carabiga ayaa soo daabacday warbixin ku saabsan qaabka xilka looga dajiyey Madaxweynihii hore ee Al-Bashiir. Hoggaanada kala duwan ee Ciidamada dalka Suudaan ayaa gudaha u galay Qasriga uu ...
Madaxweynaha dalka Maraykanka oo markii u horraysay argagixisada ku daray milatari wadan kale
- Apr 9, 2019
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa urur argagixiso oo ajnabi ah ku shaanbadeeyay ciidammada ilaalada kacaanka Iiraan. Waa markii koobaad ee Maraykanku milatari dal kale ku tilmaamo urur argagixiso. Iiraan oo arrintaas ...
Magacaabistii Saalax Jaamac xal ma u noqon kartaa cabashadii Xildhibaanada Somaliland?
- Apr 8, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shalay magacaabay xilka Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka ah ee oo muddo bil banaanaa, kaddib markii uu geeriyooday Wasiirkii xilkaas hayay ...
Maxaadan Ogayn Oo Kusoo Kordhay Xiisadii udhexaysay Muuse Suudi Iyo DFS…
- Apr 7, 2019
warar ay helayso Badweyntimes Ayaa sheegaya in xal laga gaaray Khilaafkii u dhaxeeyay Senetor Muuse Suudi Yalaxow iyo ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo doonaya in Muuse laga saaro ...

Next Page »
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com