ARIMAHA BULSHADA

Fadeexadda Facebook”Shirkadda Acxion ayaa malaayiin doolar ka samaysay xogtaada shaqsiga”Qaab ceynkee ah

Marka aad booqatid bogga waalidiinta la talintooda qaabilsan ee Emma Diarry, waxa aad ka heleysaa talooyin wanaagsan iyo waliba lacag £200 oo abaalmarin ah haddii

Continue Reading »

Qeybta ARIMAHA BULSHADA

SAWIRO: ‘Xaaskeygu kuma dhacdo in dadka dhexdiisa ay iigu yeerto magaceyga saxda ah’..

Bal sawiro adigoo ka degay madaar dadku ku badan yihiin oo ku yaal Yurub ama Maraykanka, oo ay kugu sugayso xaaskaagu, (Layla magaceeda aan ka

Continue Reading »

ARIMAHA BULSHADA Archives

SAWIRO: Gabadha Madaxweynaha KENYA oo ku dhex jirta Bad weynta Jaceelka…
- Jul 9, 2018
Ngina Uhuru Kenyatta ayaa la ogaaday inay ku dhex jirto Badda Jacaylka, waxaana loo sheegay inaysan la baqanin inay dareenkeeda soo bandhigto. Waxay gacanteeda midig ku xaradhay Tattoo o ay ku ...
SAWIRO: Gabar 18-sano jir oo loo xiray Muuqaalo ay soo dhigtay Barta Instagram-ka iyo Caro ka dhalatay…
- Jul 9, 2018
Gabar 18-sano jir ah oo u dhalatay dalka Iiraan caana ka noqotay baraha bulshada gaar ahaan barta Instagram ayaa la xiray, kadib markii ay bartaasi ku baahisay muuqaalo ay dhibsadeen ...
DAAWO:Lamaane Russian ah oo isku fureen Ronaldo iyo Messi dartooda dood ka dhalatay midka wanaagsan!
- Jul 6, 2018
Dooda aan dhamaadka laheyn eek u aadan midka wanaagsan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa galfatay nolosha qoys in mudo ah isla noolaayeen. Lamaane Russian ah oo lagu magacaabo Arsen iyo ...
SAWIRO+Qiso yaab leh “Waan cafiyey saygayga oo kiraystay nin i dili lahaa..”
- Jul 4, 2018
Markii ay Nancy Shore gaari kaga soo laabatay kaniisadda oo gurigeeda ay u soo socotay habeen ka mid ahaa bishii Agoosto 2012, ayaa waxaa jidka u taagnaa ninkii toogan lahaa ...
DAAWO:Wali ma ugu waalatay Facebook sidan oo kale oo halis ma galisay ubadkaaga?
- Jul 4, 2018
Warbaahinta caalamka ayaa hadal haysa oo baahineysa haweeney khadka facebook ku jirta xilli ay xawaare mooto ku wado islamarkaana ay u saaran tahay gabar ay dhashay. Dhacdadan ayaa ka dhacday ...
Haweeney “laf dhuun gashay” ku noqotay lammaane aroos ah oo sawirro iska qaadayay: VIDEO
- Jul 3, 2018
Lammaane aroos ah ayaa qaati ka istaagay haweeney dhulka waran taas oo qash-qashaad galisay sawirrada arooskooda, waxaana ay haweeneydani diiday in ay ka wareegto goobta. HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO
Daawo:Maku tilmaami laheyd haweeneydan mida ugu nasiibka badan ee nafteedu bad-baado?
- Jul 3, 2018
HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO
Daawo:Nin ka soo booday darbi garoon diyaaradeed oo isu “qaawiyay” rakaab saaran diyaarad kadib maxaa dhacay
- Jul 2, 2018
Dhacdadan ayaa ka dhacday garoonka Hartsfield-Jackson ee Atlanta International Airport, Mareykanka. Ninkani ayaa kasoo booday darbiga garoonka, gaar ahaan qeybta barxadaha diyaaraduhu fariistaan isagoona dharka iska dhigay. HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

« Previous PageNext Page »
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com