ARIMAHA BULSHADA

Haweeney Bistoolad wadata oo diyaarad ka raacday Garoon ku yaala dalka Mareykanka

Haweenay ka tirsan booliiska Maraykanka oo ku jirtay fasax ayaa iyadoo biskooladeedii ku wadata boorsada gacanta ka duushay garoonka caalamiga ah ee Los Angeles, iyadoo

Continue Reading »

Qeybta ARIMAHA BULSHADA

Haweenay 29 jir ah oo Maxkamad loo soo taagay inay kufsatay nin Taksiile ahaa

Haweenay ku sugan gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo oogay in ay kufsatay taksiile ka hor inta aysan lacag ka dhicin iyada iyo

Continue Reading »

ARIMAHA BULSHADA Archives

Daawo:Wariye Coldoon oo hees murugo badan kadhex sameeyay xabsiga soona qaaday Nimcaan Hilaac
- Apr 10, 2017
Wariye Cabdimaalik muuse Coldoon oo xabsiga hargeysa ku xiran ayaa qoray hees aad u murugo badan oo kahadleyso xaaladiisa haatan iyo sababta xabsiga loogu xukumay. Wariye Coldoon ayaa heestaan udhiibay fanaanka ...
DAAWO: Dr Xabeeb oo ujawaabay dad ka horyimid guurkiisa & Sidee ay Facebook isaga barteen Sundus
- Apr 9, 2017
Dr. Xabeeb oo kamid ah Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee Caanka ah ayaa dhowaan wuxuu magaalada Muqdisho ku Guursaday Gabadh aad u Da’yar, Wuxuuna sheegay inay marwadiisa cusub ay iska Barteen Baraha ...
“Boorsadeyda iyadoo bad qabta ayaan baabuurkii kala soo baxay” (Dhacdo yaab leh)
- Apr 7, 2017
Todobaadkii ina soo dhaafay ayaan gaari BL- ah kan shacabka ay isicmaalaan ayaan kuraasta danbe kasoo raacay anoo degdegsan, waxaana waday Boorso ay igu jireen ducumenti muhiim ah, laptop, Camera ...
Daawo:Wasiir Turki ah oo dunida muqaal yaab leh Oga yaabsaday kana sameeyay Istanbul
- Apr 3, 2017
Wasiirka hormarinta turkiga ayaa soo bandhigay muqaal siweyn looga hadal haayo guud ahaan caalamka kasoo la arkay asagoo dadka u caseynaayo kabaha xili oo kusugnaa magaalada Istanbul ee caasimada labaad ...
Dhacdo yaableh: 19-sano jir hal mar labo xaas oo isku eg ku guursaday Hargeysa
- Apr 1, 2017
Dhacdo yaableh ayaa xalay ka dacday duleeedka magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland kadib markii wiil 19 sano jir ah uu hal mar wada guursaday laba gandhood oo isku eg . Ismaaciil ...
VIDEO: Booyaaso iska soo tuurtay Dabaq 7 biyaano ah Xili Muuqaal laga duubayay
- Mar 31, 2017
Booliska Kuweyt ayaa qabtay haweeney dalkaasi u dhalatay oo filim ka duubtay haweeney shaqaale u ahayd oo dabaqa 7aad oo ay ku noolaayeen iska tuureysa. Haweeneyda Itoobiyaanka ah ayaa ahayd shaqaalaha ...
DAAWO YAABKA DHACAY/// Shariif Xasan oo Heesaya & Wasiiradii K/Galbeed oo ciyaaraya
- Mar 31, 2017
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sh Aadan ayaa shacabka magaaladda Baydhabo kaga yaabsaday kadib markii uu usoo istaagay inuu ciyaaro isla markaana wax ka qaado mid kamid ah ...
DAAWO Muuqaal/// Sheeko Qosol Badan Banaanbax Qabyaaladeed oo Wasiirada Lagu diiday iyo Sida ay wax u dhaceen
- Mar 31, 2017
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Sheeko gaaban oo laga sameeyay, Marka la magacaabo Golaha Wasiirada, Sida uu Noqdo Dareenka kuwa ay Qabyaaladu Biyo dhigatay, ee Moodaya in wasiirkooda loo ...

Next Page »