Cali X. Warsame oo kashifay sirtii doorashada Farmaajo & Ceebtii raacday maamul Goboleedyada

Musharaxii xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Warsame oo looga guuleystay doorashada ayaa eedeyn u jeediyay madaxda maamul goboleedka Puntland.

Isagoo wareysi siiyay Warbaahinta SBC ayaa Sheegay in doorashowanaagsan ay dhacday, basle Caqabado Badan ay Soo martay, wuxuuna caddeeyay in doorashadaasi ka turjumeyso, dareenka iyo rabitaankiiShacabka Soomaliyeed, oo Xiligan doonaya Hogaan Wanaagsan Oo Daacad ah.

Joogitaanka hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyada ee Muqdisho marka laga reebo Madaxweynaha Jubbaland ayuu sheegay inay aheyd ayaandarro weyn oo u soo hoyatay Madaxda Maamuladaasi, si Gaar ah wuxuu sheegay in madaxda Puntland ay dano gaar ah u tageen Muqdisho oo olole xoog leh ka waday doorashada.

HOOS KA DHAGAYSO WAREYSIGA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)