Home SPORTS Burcad Dishay mid ka mid ah Taageerayaasha Kooxda Man United

Burcad Dishay mid ka mid ah Taageerayaasha Kooxda Man United

23
0

Koox Tuugo ah ayaa waxay weerar ka geysteen Magaalada Manchetser Dalka Ingiriiska.

Waxa Burcada ay isku dayeen inay qaataan gaari nuuca raaxada ah oo yaallay Banaanka ninka ay dileen oo gurigiisa ahaa.

Ninka la dilay waxa lagu magacaabi jiray Michael Samwell,oo 35 sano jir ahaa,ahaana Taageere katirsan Kooxda Man United.

 

Sargaal katirsan Booliska Magaalada Manchester oo lagu magacaabo Jon Chadwick ayaa sheegay inuu hadda socdo Baaritaan ku aadan qaabka dilka udhacay.

Burcada Hubeysan ayaa waxay dilal ka geystaan qeybo ka mid ah Dalka Uk waxaana ciidanku ay xakameyn la’yihiin Gaangistarada mararka qaar dilalka geysatay.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here