BreakingNews: Shacabka Muqdisho oo saaka jawi cusub ku waabariistay & Ciidamo xiray Wadooyinka maaaladda

Qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa Saakay Xiran, waxaana lasoo dhigay ciidamada dowladda Soomaaliya.

Isgoysyadda Taleex, Soobe  iyo Banaadir iyo sidoo kale Wadooyin kale oo Muhiim ah ayaa Saaka xiran sida ay Risaala u sheegeen dadka degaanka.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Wadooyinka ku jaray Gawaarida Ciidamada, waxaana la ogeyn sababta Wadooyinka loo xiray.

Qaar ka mid ah dadka reer Muqdisho oo aan horay u ogeyn xiritaanka Wadooyinka ayaa Saakay kusoo baraarugay Marka ay shaqooyinkooda usoo kaceen , waxaana ay maalayaan lugahooda.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay