BreakingNews: Madaxweyne Farmaajo & Amisom oo isku dhegan & Hal Arin oo la isku haysto

XOG hoose ayaa waxay sheegeysaa iney isku dheggan yihiin haatan madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Maxamed C/lahi Farmajo iyo sidoo kale taliska ciidamada AMISOM.

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay  in Farmaajo uu ka dalbaday AMISOM in la qaado weeraro ka dhan ah Al-shababa, balse ay arrintaasi ka biyo diideen.

Waxay sheegeen in iyaga ammarka ay ka qaadan doonaan oo kaliya dhanka Midowga Yurub iyo Maraykanka, islamarkaana howlgalka yahay mid meelahaasi laga soo qorsheeyay.

Farmajo ayaa arrintaasi aad iyo aad uga caroodey, wuxuuna sheegay in marnaba aanu arrintaasi aqbali doonin, AMISOM ayuu usoo jeediyey iney ammarka DFS qaataan ama dalka ka baxaan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. ali babaa says:

    Amisom waa ay qaldanthay wa in amarka ay qaataan hadii kale ay iskaga tagaan dalka

  2. SHARMAAKE says:

    acw wallaahi amisom la xisaabtankeeda hadda ayuu billawday waxaanse kaba jeclaan lahaa inay isaga baxaan dhulka sababtoo ah waxay u joogaan dano gaar ah oo leeyhiin reer galbeedka marka waxii loo igmaday uma joogaan waxaan madaxweyne farmaajo kula talin lahaa inuu ku adkaysto inayba naga baxaan amisom iyo qurunkooda ciidanka xooga dalka soomaaliya ayaa dib inoogu soo noolaan lahaa ayagaana kaba adag alshayaadhiin iyo qurunleyda itoobiya




wararkii ugu danbeeyay