Bandow lagu soo rogay Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab+Sababta..

Dowladda Kenya ayaa Waxaa ay Bandow kusoo rogtay xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab sida ay sheegeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.

Ujeedka Bandowga ayaa lagu sheegay in ay tahay cabsi laga qabo Weeraro ay geystaan dagaalyahanada Al-Shabaab.

Dowladda Kenya ayaa sidoo kale tilmaamtay in si weyn loo adkeyn doono Ammaanka xeryaha Qaxootiga dalka Kenya ee Dhadhaab.

Horay ayaa dowladda Kenya ayaa waxa ay Bandow ugu soo rogtay gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay