Banaanbax balaaran oo Muqdisho ka socda & Xasan Sh oo kasoo qeyb galaya

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa waaa ay sheegayaan in goor dhow uu ka bilaaban doono Banaanbax Xoogan oo ay dhigayaan Dadka ka reer Muqdisho.

Dibadbaxyada ayaa lagu wadaa in ay ka soo qeyb galaan Madaxda Dowlada gaar ahaan Xasan Sheekh kaas oo loogu taageerayo Guushii ay soomaaliya ka gaartay Dacwadii Badda Ee kala dhaxeysay Keny.

Gelinkii Dambe ee shalay ayaa Maxkamaada Caalamiga Ee ICJ waxaa ay go’aan ka gaartay in ay qaadeyso Dacwada dhinaca Badda ee u dhaxeysa Somalia iyo Kenya taas oo guul u ah umadda Soomaaliyeed.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)