News By baahin

Dhageyso:-Sarkaal Ka Goostay Somaliland Oo Fariisin Ka Sameystay Magalada Khardho
Todobaadkii la soo dhaafay waxaa Maamulka Soomaaliland ka gootay Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadooda,isaga oo ku biiray dhinaca Puntland oo dagaal uu kala dhaxeeyo. Sarkaalkaas ayaa waxaa lagu Magacaabaa Gen Caare,waxana lagu ...
Dowladda Ruushka oo ku dhawaaqday inay degdeg Turkiga u siinayso Gantaalaha Casriga ah ee S-400 (Warbixin + Sawirro)
Ruushka ayaa shaaca ka qaaday inuu si degdeg bilaabayo sanadka cusub 2019-ka inuu Gantaalaha S-400 ee casiga ah ku wareejiyo Turkiga, kadib heshiiskii labada dal ku kala iibsadeen gantaalahaasi oo ...
DAAWO WARAR Deg Deg ah: Go’aanka RW Kheyre, Iscasilaada Gaafoow, Xariga Cali Mire iyo Fahad Yaasiin oo…
Kulanti wanaagsan dhamaan Akhristayaasha Baahin.com kuna soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee Somalia oo maalin walba aad kala socotaan Qodobada ugu waa weyn waxaa ka mid ah: RW Kheyre oo balanqaaday ...
DAAWO Wararkii Caalamka: Ruushka oo hub siinaya Turkey & India & Awooda China & Ruushka oo la arki doono, Hanjabaadii Iiraan & Kulanka Kim & Trump
Ciid Wanaagsan dhamaan Akhristayaasha Baahin.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee caalamka maanta, Qodobada ugu waa weyn caalamka waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Mareykanka oo kordhiyay cadaadiska uu ku hayo ...
DAAWO:Waalidiin Meydka Wiilkooda Horyaallay Oo Maanta Ku Dul Ooyey M/weyne Farmaajo
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Janaazada Askari Katirsanaa Ciidanka Xoogga oo ku dhintay Dagaalkii ka dhacay Marka Axadii Todobaadkaan. Meydka Askarigaan ayaa waxa la keenay Muqdisho ...
DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Deegaanka Lafoole Oo Khasaaro Xoogan Geystay
Sida ay inoo Xaqiijiyeen dad deegaanka Lafoole kusugan waxay sheegeen in Qarax uu ka dhacay Lafoole iyo Jaamacada Beeraha Meel udhaxeysa. Qaraxa ayaa ahaa miino dhulka la geliyey waxaana gaari nuuca ...
Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Hadlay Dagaalkii Ka Dhacay Duleedka Kismaayo
Madaxweynaha Maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam( Maodobe) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dagaal beeleedyo ka dhacay deegaano hoostaga Magalada Kismaayo. Dagaal beeleedkaas ayaa waxa uu ka dhacay deegaan lagu Magacaabo ...
DHAGEYSO: Mas’uul Bahdilay M/weyne Farmaajo Sheegayna Inuu Aqoon Axkaamta Islaamka
Iyadoo maanta inta badan Dalalka Islaamka Laga ciiday ayaa hadana waxaa jirta in meelo ka mid ah iyana ay berri ku dhawaaqdeen in ay ciidi doonaan. Gudoomiyaha Garsoorka Galmudug Ee Degmada ...
DAAWO: Boqolaal Qof Masaraari Ah Oo Khalad Ka Galay Qodob Diinta Islaamka Ah Maanta Salaadii Ciidul Adxaa
Warbaahinta Dunida Muslimka ayaa waxay ka hadleen Khaladaad Diinta Islaamka ah oo Maamulka Masaaridu sameeyeen,maadaama maanta meel keliya kuwada tukadeen Rag iyo Dumar Kala Ajnabi ah. Fagaaro ku yaalla Magaalada Qaahira ...
Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Oo Xiray Imaamkii Xaramka (Ogoow Sababta)
Ciidamada Booliska Sacuudiga ayaa Xabsiga dhigay Shalay oo ahayed Maalin Dunida Islaamka Aad loo sharfo Imaamkii Masjidka Xaramka Sheikh Saleh Al-Talib. Sheekha waxa la sheegayaa in Amarka lagu Xiray uu bixiyey ...

Next Page »
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com