Home ARIMAHA BULSHADA ARAG Madaxweyne hore Barack Obama oo ku raaxeysanaya Noloshiisa Cusub & Tartankii...

ARAG Madaxweyne hore Barack Obama oo ku raaxeysanaya Noloshiisa Cusub & Tartankii uu la galay Malqabeenka Richard (Video & SAWIRO)

5
0

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Barack Hussein Obama ayaa ka nasanaya shaqadii dhibka badneyd ee aqalka cad isagoo jaziirad gaar ah kula raaxeysanaya maalqabeenka Richard Branson

In kasoo haatan uu Obama kusoo laabtay magaalada Washintong hadana waxaa uu fasax dheer kusoo qaatay jaziiradaas biyaha baluugaa leh 8 sano kadib ayuuna nasasho noocaas ah helay.

Madaxweyne hore Obama ayaa waxaa fasaxiisa ku wehlinayay xaaskiisa, waxaana casuumaadaas usameeyay Richard Branson kaas oo jasiirad yar oo ku dhex taala badda Caribbean-ka kula damaashaadayay.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAAL TARTANKII OBAMA IYO RICHARDS EE BADDA

Sawiro iyo muuqaalo laga soo qaaday Obama ayaa muujinaya sida uu ugu raaxeysanayo biyaha badda iyadoo waliba uu sameynayo nooc kamid ah ciyaaraha badda.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here