ARAG:- Kulan looga hadlayo Mustaqbalka K/Galbeed Oo hada ka socda Muqdisho iyo siyaasiyiin waaweyen oo ka dhex muuqda

Kulan balaaran ayaa ka soconaya hotelka Furaat ee magaalada Muqdisho ,waxaana kulanka loogu magac daray badbaadinta K/Galbeed.

Siyaasiyiinta kulanka fadhida waxaa ka mid ah Aden Saran soor, Dr Khalid, eng Salah, wazir Beegoos, Abdirizaq sheikh wasiir Amina, wasiir Sarman iyo Xildhibaano DFs ka tirsan

kulanka ayaa waxa looga so horjeeday Shariif Xasan inu si hogaamiyo Maamulka K/Galbeed

Siyaasiyiintan aya Ah kuwo xildhibaanimo ka so waayey Baydhabo

Si kastaba ha ahaatee cadaadiska cusub ee Shariif Xasan aya u muuqdo mid u eg kii Guuleed oo kale Galmudug xildhibaanada uga tuuraan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)