Home WARARKA Amin Arts oo sawir yaab leh ku karbaashay madaxweynaha Jubbaland…

Amin Arts oo sawir yaab leh ku karbaashay madaxweynaha Jubbaland…

291
0

Kusoo laabashada magaalada Kismaayo hogaamiyaha maamulka jubbaland ayaa Amin Arts kasameeyay muqaal si cajiib ah looga sameeyay kasoo lagu saleeyay safarkiisa imaaraadka Carabta.

Ujan jeerida dhinaca Imaaraadka ayaa sawirkaan laga sameeyay ayadoo madaxweynaha maamulka Jubbaland si rasmi ah ushaaciyay tageerada u haayo xulafada Imaaraadka iyo Sacuudiga hogaaminayaan.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here