Al Shabaab Oo Si Ka duwan Magaalooyinka Soomaaliya looga Ciiday (SAWIRRO)

Ururka Al Shabaab ayaa deegaanada ay maamulaan waxaa maanta lagu soo bandhigay dad badan oo iskugu soo baxay Fagaaraha Ciida Ee Maanta Deegaanadaasi laga oogay.