AKHRISO-MD Xaaf oo Sheegay In Gabi Ahaanba Burburay Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu-suno

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa sheegay in uu buray heshiiskii horay u dhexmaray MaamulkiiAhlusunna iyo Maamulka Galmudug.

Sidoo kale madaxweyne Xaaf ayaa waxaa uu ku dhaawaqay inuu ogalyahay in doorashada Galmudug ay dhacdo, islamarkaana lagu qabto Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud.

Bisha Soo socoto ayaa la filayaa in doorasho ay ka dhacdo Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here