AKHRISO MAGACYADA:-Musharaxiinta Berri Khudbadda ka horjeedin doona Baarlamaanka

Berri oo ah Khamiis waxa Baarlamaanka labada Aqal Qudbad ka horjeedinaya illaa Siddeed Musharaxa,waxaana Musharaxiinta oo dhan 24 Musharax loo qeybiyay Saddex Qeybood sida ay sheegeen Guddiga Qaban qaabada Dorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Musharaxiinta ayaa kala ah 

  1. Axmed Maxamed Cabdi
  2. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
  3. Bashiir Raage Shiiraar
  4. Jibriil Ibraahim Cabdulle
  5. Xasan Sheekh Maxamuud
  6. Saciid Cabdullaahi Deni
  7. Saciid Ciise Maxamuud
  8. Shariif Sheekh Axmed.

Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay