Akhriso:-Liiska Xubnaha Loolanka Ugu Jira Helida Xilka Raisulwasaaraha Soomaaliya

Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa laga sugayaa todobaadyada soo socda markii uu la wareego xafiiskiisa in uu soo magacaabo Ra’iisul wasaare Cusub.

Beelaha Hawiye sida ku cad waxqeysiga soo jireenka ah ee Soomaalida, ayuu ku imaan doonaan Raisulwasaarah Cusub ee Soomaliya.

Liiska xubnaha laga hadal haayo Muqdisho

1-Axmed Macalin Fiqi (Xildhibaan iyo Xogyaha Daljir)
2-Xasan Macalin (Xildhibaan iyo Gudoomiyaha Daljir )
3-Abshir Bukhaari (Xildhibaan iyo G/xigeenka Aqalka Sare)
4-Jabriil Ibrahim Abdulle (Musharax madaxweyne 2017)
5-C/qaadir Cosoble (Musharax madaxweyne 2012 iyo 2017)
6- C/raxmaan Baadiyoow (Musharax madaxweyne 2012 )
7-Axmed Cabdisalaan Xaji Aadan (Wasiir Hore )
8-Prof Culusoow (Musharax madaxweyne 2017)
9-C/naasir Abdulle Maxamed (Musharax madaxweyne 2017)
10-Yuusuf Garaad Cumar (Danjiraha Somalia ee UN-ka)
11-Prof C/nuur Sh Maxamed (Wasiir hore )
12-C/raxmaan Ceynte (Wasiir Hada)
12 Daqare (Farmaajo Team)
13-C/raxman Cabdishakur (Musharax Madaxweyne iyo Wasiir Hore)


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)