AKHRISO: – Liiska Magacyada: Jen, Gabre uu Dilka Ugu Hanjabay 13-Xildhibaan Xili Guusha Farmaajo…

Iyadoo dowlada itoobiya ku fashilantay Faragalinta Doorashada Soomaaliya ayaa Gen. Gebra waxaa Hanjabaado dil ah u jeediyay Xildhibaano ka kala tirsan labada Aqal ee dalka kuwaas oo dhan ilaa 13-xildhibaan.

Jen. Gebra ayaa Xildhibaanadaasi oo mucaarad ku ahaa Xasan Sheekh ugu goodiyay inuu u maleegi doono qorshayaal dil ah.

Xildhibaanada uu u hanjabay Gen. Gebra ayaa badi ka tirsanaa Garabka isbedel doonka ah ee soo saaray Madaxweyne Farmaajo oo 8 Feb 2017 loo doortay xilkaasi.

Hoos ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada:

1-Xil. C/llahi Goodax Bare oo laga soo doortay Hirshabelle.

2-Xil. Axmed Macalin Fiqi oo laga soo doortay Galmudug.

3- Xil. Foosiyo Xaaji Aadan oo lagu doortay magaalada Muqdisho.

4- Xil. Maxamed Cali Cumar “Caananuug”oo laga soo doortay Jubbaland.

5-Shariif Maxamed Cabdalla oo laga soo doortay Koonfur Galbeed.

6-Cabdirizak Cisman Xassan “Jurile”oo laga soo doortay Puntland.

7- Xil. Cilmi Cumar

8- Xil. Xuseen Carab Ciise oo lagu doortay magaalada Muqdisho.

9- Xil. Sagal Isaaq Biixi oo laga soo doortay Jubbalan.

10- Xil. Khaliif Cabdi Cumar oo laga soo doortay Hirshabelle.

11- Xil. C/xakiin Macalin Axmed oo laga soo doortay Galmudug.

12- Xil. C/llahi Maxamed Cali Sambaloolshe oo laga soo doortay Hirshabelle

13- Xil. Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo laga soo doortay Galmudug.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)