AKHRISO: Guddoomiyaha Golaha shacabka oo magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa Doorashada

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa iyo Asluub wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddiga-Ilaalinta-Anshaxa-iyo-Asluub-Wanaagga 1


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)