AF Furtaha Gobolka Banaadir oo qaadacay In uu ka hadlo Qarax ka dhacay Shibis “SAWIRRO”

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Isgoyska Beexaani Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.

Qaraxan ayaa waxaa Gaarigiisa loogu xiray Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mustaf Jeylaani Abuu Shiikh, sida uu sheegay Goobjooge halkaasi ku sugnaa.

C/fataax Cumar Xalane Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo ka gaabsaday in uu ka hadlo Qaraxan ayaa sheegay in ay ka dambeeyeen Shabaab.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)