Home WARARKA 4 Qof Shacab Ah oo Ciidanka Liyuu Booliska ku Dileen Xadka G/gaduud...

4 Qof Shacab Ah oo Ciidanka Liyuu Booliska ku Dileen Xadka G/gaduud & Itoobiya

2
0

Warar goodhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Maleeshiyaad Hubeysan ay Shacab ku dileen Deegaanka Kaxan dhaale.

Waxaa dadka deegaanka sheegeen in Ciidanka Liyuu Booliska Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay ahaayeen kuwa dilka geystay.

Ilaa hadda lama oga sababta keentay dilka Afartaan Qof,kuwaasi oo ahaa Reer Guuraa.

Kaxan dhaale ayaa Gal gaduud dhinaca Xadka Itoobiya ku yaalla,waxaana maamula Dawlada Itoobiya.

Sidaan si la mid ah ayaa dhawaan waxa haween xoolo dhaqato ahaa inta la kaxeeyey kadibna la geeyey Kaxan dhaale taasi oo Ciidanka Liyuu Boolis ay Afduubkaasi sameeyeen.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here