Home WARARKA 4 Musharrax ee la filayo inay Wareega labaad u soo gudbaan (Magacyada)

4 Musharrax ee la filayo inay Wareega labaad u soo gudbaan (Magacyada)

4
0
 Wariyaasha baahin.net ee Xarunta Doorashada ayaa ayaa sheegaya in ilaa haatan lix musharax ay kamid yihiin kuwa la filayo iney usoo gudbaan wareega xiga ee labaad.

Xubnaha soo gudbi kara waxaa kamid ah madaxweyne hore Xasan Sheekh, Sheekh Shariif, RW Hore Maxamed Farmaajo iyo C/Qadir Cosoble.

Weli waxa socda Codeynta Xildhibaanadda, wax waliba waa ay is bedeli karaan.

 

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here