Siyaasi Cabdi Barre “Xukuumadda Qas Ayeey Ka Waddaa Deegaannada Galmudug” (Dhageyso)

Siyaasi Cabdi Barre Cabdi oo wareysi gaar ah siiyey mid kamid ah idaacadaha muqdisho ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre ay qas ka waddo deegaannada Galmudug.

Wuxuu sheegay in Ra’iisul wasaaraha uu sii fogeeyey dad markii hore uu sheegay iney usoo dhabar adeegeen dhismaha Galmudug.

Cabdi Barre ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha uu u muuqdo qof ku jira ololaha doorashada ee 2020.

Dhanka kale, siyaasigan ayaa sheegay in loo baahan yahay iney dowladda dejiso xaaladda siyaasadeed ee Galmudug, bedalkii ay dab kusoo shidi lahayd waa sida uu hadalka u dhigaye.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com