Dhageyso:Yuusuf Daba geed Oo Fashiliyey Qorshe Lagu xirayo & Fariin Uu…

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar (Daba geed) ayaa soo bandhigay Xog cusub oo ku aadan Xarig loo maleegay in Xabsiga lagu dhigo.

Yuusuf Daba geed ayaa waxa uu soo bandhigay qorshe Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo Kuxigeenkiisa Cali Guudlaawe ay diyaariyeen oo lagu soo qabanayo.

Waxa uu Gudoomiyaha Xilka laga qaaday uu sheegay inaysan Xiri Karin sida uu warka u dhigay Cali Guudlaawe iyo Maxamed Cabdi Waare.

Yuusuf Axmed Xagar ayaa labo jeer loo magaacabay Gobolka Hiiraan inta uu jiro Maamulka HirShabelle.

Ex Gudoomiye Yuusuf Daba geed waxa uu ku baaqay in Dagaalka lagula jiro reer Hiiraan soo fara geliso isagoo Wasiirka Maaliyada HirShabelle Eed cuus ujeediyey.

Maalin ka hor ayaa waxa laga qaaday balse waa uu diiday inuu xilka wareejiyo uuna aqbalo xilka qaadista lagu sameeyey.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com