DAAWO VEDIO”Xildhibaan Zakariya oo ka hadlay Sababta ay Kenya u xirtay Bursaliid iyo magacyada dadka lala xiray

Ciidamada Ammaanka Kenya ayaa xabsiga u taxaabay Dr. Ibraahim Faarax Bursaliid oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi.

Sida ay xaqiijiyeen Ehelada Dr. Ibraahim Bursaliid Ciidamada ayaa xalay tagay gurigiisa, iyagoo kaxeystay.

Wararka ayaa sheegaya in aan la ogeyn halka lala aaday, waxaana socda dadaalo lagu ogaanayo halka rasmi ahaan la geeyay.

Xildhibaan Xildhibaan Zakariye Mohamud Hajji Abdi ayaa ka hadlay xariga Aqoonyahan Dr. Ibraahim Bursaliid asagoo sheegay in dowlada kenya ay iska dhiciin doonan

Lama oga illaa iyo hada ujeedada ka dambeysa xarigiisa, sidoo kale ma cada in xarigiisa uu la xiriira cadaadiska muddooyinkan ay Kenya saareyso dowladda Soomaaliya, waxaana maalmihii u dambeeyay sii xumaanaya xiriirka labada dal.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com