DAAWO VEDIO”Odayaasha Mudulood Oo Shir Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka Uga Socda Muqdisho

Odayaasha dhaqanka Beesha Mudulood ayaa dhaliilsan hanaanka maamul ee Madaxtooyada Soomaaliya,waxayna wadaan qorshe ay go’aan kaga soo saarayaan Xaaladda dalka iyo waliba maqaan la’aanta 3-da Milyan ee ku nool Gobolka Banaadir.

Warar ay heleyso badweyntimes.net ayaa sheegaya in 15-xubnood oo ka tirsan Odayaasha Beesha Mudulood ee talada ay ka go’do shir uga socdo magaalada Muqdisho,kuwaasi oo maalmaha soo socda warxaafadeed soo saaraya.

Waxaana qodobada ugu muhiisam ee shirkooda quseeya ka mid ah Xaaladda amni daro ee ka jirta magaalada Muqdisho iyo sidii Dowladda Federaalka xilka isaga saari lahayd sugida amniga iyo in shacabka magaalada culeyska laga qaado oo loo furo wadooyinka xiran.

Odoyaasha dhaqanka ee Muqdisho ayaa dowladda federalka ku eedeeyey in nolosha dadka Xamar ay caqabad ku tahay

Odoyaasha dhaqanka ee Muqdisho ayaa dowladda federalka ku eedeeyey in nolosha dadka Xamar ay caqabad ku tahayAli Adan Mumin ayaa ka waramaya

Posted by Goobjoog on Thursday, June 6, 2019

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com