DAAWO VEDIO” Wasiirka Difaaca Dalka oo 100 Askari tababar u furay

Waxaa Maanta Si rasmi ah loo Furey Xerada Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Dowladda Ingiriiska ka hergalisey Magaalada Baydhabo, iyadoona Ciidamo gaareya 100 -Askari oo ka tirsan Qeybta 60-aad loo furey Tababar, Socondoono mudo labo bilood ah.

Waxan Munasabada Lagu Fureyay Xerada, iyo Tababarka Ciidanka Kasoo qeyb galey, Safariika Dowldda ingiriiska Ufadhiya Soomaaliya Ben Fender ,Wasiirka Difaaca Dalka , Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya , Wasiiro , Xidlhibaano Odayaasha dhaqanka kg , iyo Qeybaha kala Duwan Ee Saraakiisha Ciidamada.

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha Gollaha wakiilada Koonfur Galbeed , Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ,ayaa boogadiyay Kaalinta dowladda ingiriiska Ay ka qaadaneyso Dhismaha Ciidanka , isagoona Ciidamada Tababarka loo Furey Kula Dar daaramey In ay wax badan ka Faa’ideystaan.

Dowlada UK oo Xero Tababar ka furatey Baydhabo

Kusimaha Madaxweynaha kgs , wasiirka gaashandhigga Soomaaliya iyo Safiirka Ingiriiska oo maanta si rasmi ah u furey xerada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka oo dowladda ingiriiska ka hergalisey Baydhabo. Villa Koonfur Galbeed tabiye Feysal dhayow

Posted by Villa Koonfur Galbeed on Saturday, June 8, 2019


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com