Inkabadan 40 Maxbuus oo Siyaab Leh Iskugu Dilay Wadanka Brizil ‘Arag Sawirro’

Ciidammada asluubta ee wadanka Brizil ayaa sheegay in ay rumaysan yihiin in burcad hubaysan oo iska soo horjedda ay ka dambayso afartan maxbuus oo lagu kala dilay afar xabsi oo kala duwan.

Raggan ayaa la helay iyaga oo lagu ceejiyay xabsiyo ku yaalla gobolka Amazonas ee waqooyiga galbeed ee dalka Brazil.

Rabshdaha ayaa si joogto ah uga dhaca dalka Brazil, waxaana badanaa maamula kooxaha daroogada ka ganacsada.

Ehelka ayaa aad u murugooday markii ay maqleen in la helay maxaabiis mayd ah
Image caption: Ehelka ayaa aad u murugooday markii ay maqleen in la helay maxaabiis mayd ah
Qaraabada ayaa ku soo xoomay darbiga xabsiga
Image caption: Qaraabada ayaa ku soo xoomay darbiga xabsiga


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com