Gabdhaha soomaaliyeed oo aad u hadal haya ninka xaaskiisa cuntada u kariya(sababtu maxeey tahay)

Xilli dhawaan aan qornay warbixin ku saabsan wiil soomaaliyeed oo xaaskiisa ka caawiya cunto karinta ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaar kamid ah dhageystayaasha BBC oo aragtidooda ka dhiibtay arrintani.

Intooda badan gabdhahaas waxay qabaan in ragga soomaaliyeed ay xaaskooda u kariyaan cuntada xilliga Soonka iyo xilliyada loo baahdo halka kuwo kalena ay qabaan in ragga ay tallaabadaas ku khaldan yihiin.

.
.
.

Dumarka qaarkood ayaa ku dhiirogeliyay ragga kale inay xasaskoodu u ka caawiyaan cunto karinta isla markaasna tallaabadan ay tahay mid ku dayasho mudan.

.
.
.

Dadka soomaaliyeed waxay kamid yihiin dadka uu dhaqankoodu xoogga yahay, diinta Islaamka ayaa faraysa dhammaan raggu in ay u adeegi karaan reerkooda, waayo diintu waxay masuuliyadda saartay ragga.

Xigasho BBC


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com