Dhageyso:Kenya oo damacsan qorshayaal cusub oo laga yaabo in saameyn xoogan kuyeelato dadka iyo dalka

Dawladda Kenya waxay dhowaan kordhisay cadaadiska dhinaca diblomaasiyadda ee ay saarayso Soomaaliya iyadoo garoonka Jomo Kenyatta Airport kasoo celisay wasiiroo iyo saraakiil Soomaali ah.

Kenya ayaa sidoo kale dib usoo rogtay in dhammaan duulimaadyada ka imanaya Muqdisho ay soo maraan Wajeer si loo baaro.

Soomaaliya waa ay ka jawaabtay tallaabooyinkaasi waxayna sheegtay inaysan ka turjumayn deris wanaag.

Haddaba waxaa soo baxaya baaqyo loo jeedinayo Soomaaliya oo ah inay qorshe diblomaaisyadeed ka lahaato sida ay ula macaamilayso Kenya oo laga yaabo inay qaaddoo tallaabooyin kale.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com