Dhageyso:-Muxuu ka bedeli karaa xaalada Siyaasadeed ee dalka Wakiilka Cusub ee QM?

Antonio Guterres Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay ayaa u magacaabay James Swan oo ah diblumaasi Mareykan ah ergeygiisa gaarka ah ee Soomaaliya ka dib markii dowladda Soomaaliya ay ceyrisay wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mudda hadda laga jooggo ku dhawaad 6 Bilood.

Dad isugu jira Siyaasiyiin iyo falan qeeyayaal ayaa soo dhaweeyay Magacaabistaas,waxaana qaarkood ay aaminsan yihiin in uu waxka bedeli karo xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Hadaba Korneel Cabdullaahi Cali Macow oo ah falanqeeyey Siyaasadeed ayaa sharaxaya waxa uu xaalada Siyaasadeed ee dalka uu ka bedeli karo Wakiilka Cusub ee QM u soo Magacaawday  Soomaaliya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com