Masuuliyiin Kasocda Maamulka Puntland Oo Kuwajahan Meeshii Lagu Dilay Hogaamiyihii Daacish “Halkaan Kaga Bogo”

Wararka aan ka helayno deegaanka Xariiro ee gobolka Bari ee puntland ayaa sheegaya in masuuliyiin iyo waxgarad ay booqan doonaan goobtii shalay duqayntu ka dhacday.

Maamulka deegaanka Xariiro, odayaal iyo saraakiil ayaa waxaa lafilayaa inay gaaraan goobtii ay duqayntu ka dhacday si ay uga keenaan xogo dheeraad saacado kadib markii lagu diley ku-xigeenkii hogaamiyaha Daacish ee Soomaaliya.

maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in duqayntaasi lagu diley Cadixakiin Qodhob iyo shaqsi aan la aqoonsan oo la socdey ayna kusii jeedeen tuulada Xariiro kahor inta aan duqaynta lagu dilin ayna ku raad joogeen muddooyinkii ugu dambeeyey.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com