Koonfur Galbeed Oo Isbadal kusameeyay Maamulka Shabeelaha Hoose”AKHRISO”

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha  maamulka  Koonfur Galbeed somaaliya mudane Maxamed Abuukar Cabdi ayaa waxaa xilkii looga qaaday 5 masuul oo ka mid ahaa ku xigeenada Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose iyo Xoghayaha degmada , iyada oo la Magacaabey 5 kuxigeeno iyo Xoghaye.

dhanka kale Waxaa xilka qaadis lagu sameeyey gudodomiye ku xigeenadii Maamulka degmada Marka iyo Xoghayaha degmadaas, iyada oo la Magacaabey guddoomiye kuxigeeno iyo Xoghaye Cusub.

Halkan ka Akhriso Wareegtada.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com