DHAGEYSO: Wasiir Goodax Barre Oo Sir Culus Farmaajo & Kheyre Ku Heshiiyeen Banaanka Soo Dhigay

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Mudane C/llaahi Goodax Barre ayaa mar kale utaana taaneeyey Xildhibaanada Mucaaradka ah iyo Siyaasiyiinta dhaliisha la daba jooga Dawlada.

Waxa uu ka qeyb galayey Barnaamij dood ah oo ka baxay Muuqaal Baahiyaha Universal waxaana uu sheegay in Xildhibaanada iyo kuwa Mucaaradaya Shaqada dawlada ay dhiiri gelin u yihiin Ururka Al Shabaab.

Wasiir Goodax ayaa xabadka u garaacday difaacayna Shaqada dawlada balse Eeda ugu weyn dusha ka saaray kuwa Dawlada Dhaleeceeya.

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre waxa uu soo bandhigay Sir Amniga Lagu sugayo Oo Muqdisho hadda laga bilaabay iyo sida loo wajahayo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com