DHAGEYSO: Warkii Ugu Danbeyay Haweeney Uurleh Oo Kufsi & Dil Ugu Geeriyotay Garowe & Qodoba Kale..

Akhristayaasha Ku Xiran Badweyn waxaan usoo gudbineynaa wararkii ugu dambeeyey ee xaalada magaalada muqdisho & qodoba kale.

Haweeney Xaamila ah oo kufsi iyo dil loogu geestay magaalada Garowe ayaa lasoo sheegaya iney u ku geeriyotay isbitaalka Garowe, waxana soo baxaya warar kala duwan, halka koox hubeysan ay askar ka tirsan dowlada ku dilen duleedka muqdisho & qodoba kale.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com