DAAWO VEDIO” DF Oo Cadaadis Lagu Saarayo Sii Deynta Mukhtaar Roobow & Wada Hadal Ka Socda Villa Somalia

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cadaado xooggan lagu saarayaa iney si sharuud la’aan ah ku sii deyso Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo dhowaan laga soo xiray magaalada Baydhabo.

Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa 13-kii bishii December ee sanadkii 2018, Wadaadka ka soo xiray magaalada Baydhabo ka dib markii laga hor istaagay tartankii doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed.

 

Mudo ku dhow afar bil ayuu hadda Mukhtaar Roobow Xabsi ugu jiraa Dowladda,waxaana fashilmay isku dayo dhowr ah oo lagu doonayo in wadaadkaasi lagu sii daayo.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka:-


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com