DAAWO: Dhacdo Layaab leh Bajaaj Keligeed Is Wada & Wiilkii Sameeyey Oo Hadlay

Wiil Dhalinyaro ah oo ku dhaqan Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer ayaa Arin Layaab Leh Sameeyey taas oo aheyd inuu Iqtiraacay Bajaaj keligeed is kaxeeneysa.

Wareysi laga qaaday Wiilkaasi Farsamada la yimid ayaa sheegay in Matoorka qeyb uu faraha la galay uuna wax ka badaley.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com