DAAWO: Caruur Iyo Hooyadood Dhibanayaal U,ah Al-shabaab”Dhacdo Naxdin Leh”

Soomaali Inteeda badan ayaa dhibanayaal u ah kooxda Al-Shabaab, hase yeeshee kuwa ugu darran waa caruurta iyo hooyadood. Warbixintan waxay ku saabsan tahay nolosha qoys ka kooban lix caruur iyo hooyadood oo aabahood uu ku baxay gacanta kooxda Al-Shabaab oo kumanaan qof oo Soomaali ah sidoo kale dhibanayaal u ah.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com