SAWIRO: Madaxweynaha Putland Oo Soo Xiray Shirkii Jihaynta Siyaasada Cusub ee maamulkaasi..

Waxaa maanta lasoo gaba gabeeyay shir Sedexdii Maalin Ee lasoodhaafay kasoconayay Magaalada garoowe Ee caasimada maamulka putland Shirkaasi Oo ahaa  jiheynta siyaasadda xukuumadda Puntland.

Waxaa shir Gudoominayay Shirkaasi madaxweynaha Puntland Siciid cabdullahi Deni

Shirkaan Oo looga hadlaayay Qodobo Ay kamid yihiin.

  1. Soojeedin dhammaystirka talaabiyinka hore ee qorshe hawleedka dowladda.
  2. Soojeedin iyo falanqayn kobcinta dakhliga dawladda.

A. Sharaxaad nidaamka dakhli ururinta ee dawladda

B. ilaha dakhliga ee dowladda

C. Doorka hay’addaha dowladda ee dakhliga soo saara iyo habraaca la marayo

D. Sidee loo kobcinkaraa dakhliga dawladda?

E. Caqabadaha soo waajaha dakhli ururinta iyo kobcinta.

  1. Soojeedin nuxurka shirka.

Ugu dambayn, Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u soo Gabagabeeyay  shirkaasi,


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com