SAWIRO: Faah faahino Laga Helaayo Qarax Kadhacay Magaalada Muqdisho…

Warar aan helenay ayaa sheegaya in Baabuur Nooca Looyaqaano Sarufta Oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa uu ku qarxay kasoo hojeedka Hotelka Al-Furat Ee Isgoyska Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa waxa ay intaa Kudarayaan In Gaariga qaraxa lagu dhejiyey uu lahaa Taliyaha qeybta Dambi Baarista CID-da, Cumar Cabdi Cilmi, balse uusan geysan wax khasaaro ah.

Ciidamo ka tirsan kuwa booliska Soomaaliya oo ku sugan isgoyska Shaqaalaha ayaa tegay Goobta kuwaas oo xiray koontoroolada.

Ma jiraan Wax Dhimasha Iyo dhaawac ah uu gaystay qaraxa.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com