DHAGEYSO: Xildhibaan Daahir Jeesoow Oo Ka Hadlay Wixii Uu Ka Yaqaanay Marxuum Wasiir Xoosh Jibriil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa waxa uu ka tacsiyadeeyey Maanta Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil oo isagu ahaa,nin ay wax badan soo shaqeeyeen.

Aaska Qaran Ee Loo Sameeyey Marxuumka Meydkiisa ayaa la sheegay in ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya.

Inta badan ayaa waxay isku raaceen inuu ahaa dadkii hadlay Nin qaran oo Soomaaliya tebi doonto Marxuum Xoosh Jibriil kaas oo duhurnimadii Jimcihii ku Xijaabtay Cusbitaal ku yaallay Magaalada Dubai.

Xildhibaan Daahir ayaa sheegay inuu Alle Uga baryeyo janatul Fardowso inuu ka waraabiyo Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com