DHAGEYSO: Amar Kasoo Baxay Maamulka Galmudug Oo Dadka Qaar Cadaado Lagu Soo Rogay

Maamulka Galmudug ayaa waxay ukala jaban yihiin Labo Garab islamarkaana mid walbo waxay sheeganayaan in iyagu sharci yihiin.

Garabka Cadaado ayaa waxay soo saareen amar ah in gaadiidka aysan kaxeyn karin dadka aan heysan Sharciga baabuur wadista ah.

Taliyaha Ciidanka ilaalada Waddooyinka Galmudug Garabka Cadaado Daahir Maxamed Warsame waxa uu sheegay inay Tallaabo ka qaadi doonaan cida lagu arko iyadoo Licen uusan wadan oo gaari kaxeenaya.

Dhowr shil ayaa waxay ka dhaceen Deegaanada galmudug waxaana ka dhashay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com