Dhagayso Kornel Caare Oo Sheegay In Ay Qabteen Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland….

hogaamiha jabhadda la’dagaallanka Somaliland Kor.Siciid Cawil Jaamac caarre oo  sheegay in dhawaan uu gacanta ku dhigay wasiirka Gaashaandhigga maamulka Somaliland Ciise Yuusuf Axmed kadib markii Caarre uu sheegay in wasiirka uu socdaal ku yimid gobolka Sanaag.

Sidoo Klae Waxa uu sheegay in siideynta wasiirka Gaashaan Dhiga ay ka dambeysay sida uu sheegay kadib markii uu tixgeliyay beesha wasiirka uu kasoo jeedo sidaas darteedna uu ku sii daayay.

Hadalkan ayuu Kornayl Caarre ka sheegay shir jiraa’id oo uu shalay ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo fariisin u ahayd jabhadda uu hogaamiyo Korneelkan isagoona shirkiisa jiraa’id sidoo kalana cilaamiyay dagaal ka dhan ah maamulka Somaliland.

    HOOS KADHAGAYSO



Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com