DAAWO:Isbitaal Haweenkii ka shaqeynayay ay Uur wada yeesheen & Arrin Layaab leh oo ka dhacday

Isbitaal ku yaala Dalka Mareykanka ayaa Warbaahinta isugu yeeray, waxayna sheegeen in 16-Kalkaaliso oo Isbitaalka ka shaqeynayay ay Uur wada yeesheen oo waliba qeyb qura ka wada shaqeynayay.

Masuuliyiinta Isbitaalka ayaa ka walaacsan shaqaalo yari Isbitaalka soo Wajaheysa maadaama ay 16-kaasi Haween fasax wada galayaan.

Sida ay Haweenkan Waqti isku mid ah Uur u wada yeesheen iyo Arrimo kale oo kaa yaabin doona ku Daawo Muuqaalka hoose.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com